Ministry of Information, Culture & Tourism — Official Seal

Reports

61 articles found

Reports

calendar_today 03 May 2025

Ra?iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xilka kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Wasiirkii hore Axmed Macallin Fiqi, munaasabad ka dhacday Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareeji…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 28 Apr 2025

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka mid noqday muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iska diiwaangelinaya degmooyinka ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka mid noqday muwaadiniinta Soomaaliyeed ee iska diiwaan…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 28 Apr 2025

Wasiir Al-cadaala Waxaan markii ugu horeysay isku diiwaangeliyay si aan u helo xuquuqdeyda muwaadinnimo, maalin aan fogeyn ayaan ka codeyn doonaa degmadeyda.

Wasiir Cabdiraxmaan Al-cadaala: Waxaan markii ugu horeysay isku diiwaangeliyay si aan u helo xuquuqdeyda muwaadinnimo, m…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 28 Apr 2025

Wasiir Daa'uud Aweys Haddii aad tihiin suxufiyiin waxaa idin saaran masuuliyad adag, gaar ahaan marka la joogo tabinta wararka doorashada la xiriira ,si hufan oo ay sinnaan ku jirto ayaa la idinka rabaa in aad u tabisaan.

Wasiir Daa'uud Aweys Haddii aad tihiin suxufiyiin waxaa idin saaran masuuliyad adag, gaar ahaan marka la joogo tabinta w…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 27 Apr 2025

Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka

Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta Doorashooyinka Muqdisho 26…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 26 Apr 2025

Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo tababar ku saabsan tabinta Doorashooyinka u furay suxufiyiin ka socda qeybaha Warbaahinta …

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 26 Apr 2025

Minister of Information Opens Election Reporting Training for Journalists

Mogadishu, April 26, 2025 – The Ministry of Information, Culture, and Tourism of the Federal Government of Somalia has…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 24 Apr 2025

Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida

Golaha Wasiiradda oo bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida Muqdisho, Khamiis, 24 Abriil 2025: — Golaha Wasiir…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 21 Apr 2025

Ra?iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah ayaa sheegay in siyaasaddani tahay mid xoojinaysa cududda shaqaalaha Soomaaliyeed.

Muqdisho, Isniin, 21 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, o…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 20 Apr 2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuudm,ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra?iisul Wasaare hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada Qaran ee uu la…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 25 Jul 2024

Federal Government of Somalia?s Weekly Briefing

Mogadishu, Thursday, 25th July, 2024 1-President Hassan Sheikh Mohamud praised how the Somali National Army and Jub…

Read More arrow_forward
Reports

calendar_today 07 Jun 2024

Federal Government of Somalia?s Weekly Briefing

Mogadishu, Friday, 7th June, 2024 1- Somalia has officially won one of the non-permanent seats in the United Nation…

Read More arrow_forward